NISA oo digniin u dirtay Ganacsatada

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka NISA ayaa maanta soo saartay digniin iyo wargelin ku wajahan dhammaan ganacsatada iyo bulshada Soomaaliyeed, iyadoo uga digtay in ay lacago sii yaan AS.

War-saxaafadeed ka soo baxay NISA ayaa lagu sheegtay in baaris iyo dabagal lagu wado dhaqdhaaqyada dadka aruuriya waxa loogu yeero Sakawaad.

Hoos ka akhriso war-saxaafadeedka

May be an image of text

Mustaqbal

MM News

Read Previous

Madaxweyne Xasan Shiikh oo la kulmay xubnaha Mucaaradka

Read Next

Xukumadda Soomaaliya oo ku dhawaaqday in ay gurmad degdeg ah la gaareyso gobolka Awdal