Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo soo saaray Shuruudaha iyo Jadwalka Doorashada
Daafaca Real Madrid Nacho ayaa amaan ugu qubeeyay ciyaaryahanka khadka dhexe ee Atletico Madrid Saul Niguez.
Kadib markii ay soo dhamaatay ciyaartii u dhaxeeysa Englan iyo Spain oo kusoo dhamaatay 2-1 oo lagu xasuuqay Englan Saul ayaa ka mid ahaa xidigihii kulankaa ka dhigay wacdaraha Nacho oo ka hadlaya xaalada xidiga ayaa yiri”
“Waa wax laga xishoodo inuu u ciyaaro Atletico Madrid, laakiin waxa uu soo bandhigay waqti dheer inuu yahay ciyaaryahan weyn” ayuu Nacho u sheegay suxufiyiinta.
“Waa ciyaaryahan aad u yar, lakiin weli waa ciyaaryahan weyn, waxaan ku tusay London isagoo ciyaaraya kulan weyn islamarkaana gool dhalinaya.
Saul ayaa ku guuleystay hal Copa del Rey iyo labo Europa League oo uu ku guuleystay Atletico,
