Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo soo saaray Shuruudaha iyo Jadwalka Doorashada
Kooxda reer Egnlan ee Man United ayaa dhankeeda kuso biirtay xiisaha loo qabo kubad dhisaha kooxda Real Madrid iyo xulka Germany Toni Kroos.
Red Devils ayaa u dhaweyd inay lasoo saxiixato xiddiga heerka caalami ee dalka Jarmalka sanadka 2013-ka balse xiligaas waxaa ka afdubatay kooxda Real Madrid.
Kroos ayaa ka mid ah xidigaha aadka looga doon doonayo suuqa kala iibsiga ciyaartoyda isagona diirada u saaran kooxaha Man City iyo PSG waxaana markan kuso biirtay kooxda United iyadoona ku dooneysa aduun dhan 50m.
