Madaxweyne Gaas oo magacaabey Guddiga Xalinta Khilaafadka Puntland

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntlanda Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta magacaabey Gudiga xalinta Khilaafaadka iyo ansixinta Xildhibaanada Puntland.

Magacaabistaan ayaa imaanaysa ayadoo musharixiinta u taagan qabashada Madaxweynaha Puntland ay horey ugu eedeeyeen Gaas inuu faragalin ku haayo howlaha doorashada maamulkaa.

Deegaanada Puntland waxaa lagu wadaa in ay doorasho ka qabsoonto bilowga sanadka soo socda ee 2019, waxaa deegaanadaas ku sugan Musharixiin ku loolamaya qabashada Madaxweynaha Puntiland.

Halkaan ka aqriso War-Saxaafadeedka.

Mustaqbal media

Read Previous

Dalkugalka aan la aqoosanayn ee Somaliland oo laga joojinayo Baasaboorka Soomaaliya

Read Next

Madaxweyne Farmaajo “Aqalka Sare waxaan ugu baaqayaa inay dedejiyaan hindise-sharciyeedka dhismaha Hey’adda Naafada Qaranka”