Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo soo saaray Shuruudaha iyo Jadwalka Doorashada
Kooxda Liverpool ayaa lagu soo waramayaa inay kuso biirtay xiisaha loo qabo xidiga qadka dhexe ee Juventus Paulo Dybala.
Deybala ayaa ku qanacsaneyn Juve tan iyo imaanshihii C.ronaldo waxaana ay u muuqataa in uu kooxda ka haami doono marka uu furmo suuqa.
Adeega laacibkan waxaa isku heysa kooxo dhowr ah oo ay ka mid yihiin Man United,PSG waxaana markan kuso biirtay kooxda Liverpool.
Dybala ayaa dhaliyay afar gool 25 kulan oo Serie A ah ilaa iyo haatan xilli ciyaareedkan, laakiin shan gool ayuu ka dhaliyay toddobo kulan oo uu ciyaaray tar-tanka Champions League ah.
