Netanyahu oo qiray in ay hoos u dhacday Saameynta ISL ay ku laheyd Mareykanka
Xidiga kooxda Liverpool iyo xulka Englan James Milner ayaa la sheegay in uu taam u noqon kara xulka sabtiga ay Liverpool ciyaareyso.
Liverpool oo hogaanka la haysa Chelsea iyo Manchester City ayaa sabtiga u martin doonta kooxda Huddersfield Town isbuuca 9-aad ee horyaalka ingiriisa.
James Milner ayaa ku dhaawacmay kulankii barbaraha ku soo idlaaday horaantii isbuucii hore ee kooxdiisu ay la ciyaartay Manchester City.
Baaritaan lagu sameeyay laacibka ayaa lagu ogaaday inuu si buuxda taam ugu yahay kulanka Huddersfield Town isla markaana uu ka qayb qaadanayo tababarka buuxa ee kooxdu ay samaynayso ka hor kulanka sabtiga.
