Turkiga iyo Ciraaq oo kala saxiixday heshiis cusub oo ku saabsan Dhuumaha Saliidda
Kooxda Leicester City ayaa xidigeda lagu magacaayo Maguire uso bandhigtay hishiis cusub oo uu isbuucii qaadanayo aduun dhan £95,000.
Daafacaan ayaa waxaa aad loola xiriiriyay inuu ku biirayo kooxo waa weyn oo yurub ka dhigan sida United iyo Real Madrid balse kooxdiisa Leicester ayaa uso bandhigtay hishiis oo uu kooxda kusii joogayo.
Wakiilka laacibkan ayaa la kulmay Leicester si loogu qanciyo inuu xidigan kusii hayo kooxda.
Maguiri ayaa ka mid ahaa xidigihii Eglan uga qeyb galay koobkii Aduunka ee Rusia oo uu bandhig wacan kasameeyay taa oo keentay inuu soo jiito indhaha kooxaha reer yurub.
