Dagaalka u dhaxeeya Ciidanka Federaalka Itoobiya & kuwa TPLF oo sii xooggaystay
Madaxweynaha Xafiiska Maraykanka sii banneynaya ee Joe Biden iyo Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa isku dhacay, xiisadda labada dhinac ayaa gaartay meel sare sida ay ku warrameen ilo kala duwan.
Netanyahu ayaa kordhiyay xiriirka uu la sameynayo Madaxweynaha Dooran balse aan xilka la wareegin ee Donald Trump si uu galgal badan ugu sameeyo kahor inta uusan xafiiska aqal ee Maraykanka la wareegin.
Joe Biden oo damacsan in uu duugo dhaliilaha lala dulsaaran yahay maamulkiisa iyo Xisbiga Dimuqraadiga ayaa go’aansaday in uu raadiyo dhabbaha lagu gaari karo xabbad-joojin dhaqangasha kahor inta aan la gaarin xilwareejintiisa.
Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa ku laba-labeynaya labo mowqif kan uu qaadan lahaa waana in uu aqbalo xabbad-joojinta si ciidankiisu fursad u helaan una nastaan maadaama dagaalka ka socda Gaza uu galay 990.
Netanyahu waxa uu muddo saddex jeer ka badan la hadlay Madaxweynaha Dooran ee Maraykanka Donald Trump, qaar kamid ah Warbaahinta ku hadasha Afrika Cibriga ayaa sheegtay in Netanyahu uu kaalmo weydiistay.
Kaalmadii hagar la’aaneyd ee Joe Biden ku siiyay Dagaallada ay Israa’iil ka wado Bariga Dhexe ayuu ka dhigay kuwo aad u liita isla markaana uu rajeynayo in uu Donald Trump ka helo garab istaag xooggan oo ku filan sida uu hadalka u dhigay.
Mustaqbal
