Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo soo saaray Shuruudaha iyo Jadwalka Doorashada
Gudoomiyaha Gobolka ahna Duqa Magaalada Muqdisho ayaa Magacaabay Gudoomiye ku xigeenka Abniga iyo Siyaasada Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir.
Wareegto ka soo baxday Xafiidka Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow ayaa loogu magacaabey Cabdifitaax Axmed Cali gudoomiye ku xigeenka Abniga iyo siyaada degmada Yaaqshiid.

wareegtada ayaa sidoo kale Xilka looga qaaday Gudoomiye ku xigeenkii hore ee Abniga iyo Siyaasada Dagmada Yaaqshiid Mahad Diiriye Cabdi.

