Kenya oo kordhinaysa Ciidamada ka jooga deegaannada xiga Soomaaliya
Weeraryahanka Juventus Gonzalo Higuain ayaa lagu soo waramayaa inuu ogolaaday inuu ku biiro AC Milan si amaah ah.
Higuain ayaa 55 gool u dhaliyay 105 kulan oo uu u saftay Juventus tan iyo markii uu ka soo tagay Napoli 2016.
30-sano jirkaan ayaa booska seddexaad ku jira ka dib markii uu yimid Cristiano Ronaldo, kooxo dhowr ah oo ay ku jiraan Chelsea ayaa lala xiriiriyay xagaagii.
