Sheekh Xasiina oo ku dhawaaqday inay ku laabanayso Bangladesh inkastoo dil lagu xukumay
Tababaraha kooxda Barcelona Ernesto Valverde ayaa ugu dambeyn aqbalay in uu heshiiska u kordhiyo kooxdiisa Barcelona.
Barcelona ayaa si rasmi ah u xaqiijisay in uu tababareheeda Ernesto Valverde ogolaaday in uu kooxda u saxiixo heshiis cusub oo hal sano ah oo uu kooxda ku sii joogo doono ilaa 2019/2020 iyo hal sano oo dheeraad ah oo 2020/2021.
Heshiiskan Cusub ayaa meesha ka saari doona shakigii weynaa ee ku jiray mustaqbalka tababaraha kaas oo uu heshiiskiisa haatan dhici doono dhamadka xilli ciyaareedkan.
Velverdi ayaa waayihii uu joogay kooxda kula guuleystay Horyaalka Copa delray iyo Spanish Super Cup.
