Doorashada Koofur Galbeed oo billabatay

Magaalada Baydhaba ee Xarunta Gobolka Baay,waxaa ka billaabatay codeynta doorashada Madaxtinimada Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya.

Dhamaan shanta musharrax ee ka qeybgaleysa doorashada ayaa xaadir ku ah hoolka doorashada waxaana socota codeynta Xildhibaannada.

Shanta musharrax ee tartamaya ayaa kala ah

  1. Sayid Maxamed Ibraahim Daahir, Danjirihii hore ee Soomaaliya u fadhiyey Uganda
  2. C/Casiis Xasan Maxamed (Lafta-Gareen), Wasiirkii hore ee tamarta & Biyaha
  3. Aadan Maxamed Nuur (Saransoor) Hoggaamiye kooxeed hore
  4. Dr. Ibraahim Macalin Nuur
  5. Xuseen Cusmaan Xuseen, Agaasimihii hore ee Nabad sugidda

Waxaa doorashada laga saaray oo kaharay guddoomiye ku xigeenkii hore ee Alshabaab Musharax madaxweyne Muqtaar Roobow Cali Abuumansuur.

Musharrixiinta kale ee doorashadan ka qeybgeleysa ayaa kala ah; Sayid Maxamed Ibraahim Daahir iyo Ibraahim Macalin Nuur

la socota natiijada doorashada.

Mustaqbal media

Read Previous

Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland oo is casilay

Read Next

Maxkamad ku taalla Turkiga oo xukun ku ridday wiil uu adeer u yahay Fethullah Gulen