Donald Trump oo sheegay in ciidankiisa ay nolosha ku qabteen MW Venezuela & Marwadiisa

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa xiriirka Bulshada waxa uu ku xaqiijiyay in duqaymihii cuslaa ee ka dhacay Magaalada Caracas ee caasimadda Venezuela Nicolas Madura iyo Marwadiisa.

Trump ayaa sidoo kale xaqiijiyay in dalkaas laga bixiyay Madura iyo Xaaskiisa isla markaana loo qaaday Waddankaas dibaddiisa, waxaa lagu wadaa in uu faahfaahin ka bixiyo sida uu  howlgalkaas u dhacay iyo goobta lagu hayo.

Maamulka Donald Trump ayaa muddo raadinayay soo qabashada Madaxweynaha Venezuela Nicolas Madura, Dalal badan oo Washington ku garab taagnaa beegsigiisa sida Cuba iyo Colombia ayaa cambaareeyay weerarkaas lagu qaaday Caracas.

La soco wixii kasoo kordha hadalka Trump & Xaaladda Venezuela.

Mustaqbal

MM Staff

Read Previous

Xildhibaanno katirsan Golaha Wakiillada Somaliland oo si adag uga hadlay Dad lagu xiray Awdal

Read Next

Madaxweyne Xasan Shiikh oo ka jawaabay eedeynta Trump u jeediyay Bulshada Soomaaliyeed