Dagaalka u dhaxeeya Ciidanka Federaalka Itoobiya & kuwa TPLF oo sii xooggaystay
Ugu yaraan hal qof ayaa geeriyooday halka 4 kale ay ku dhaawacmeen kaddib markii Gawaari ka mid ah kuwa dadweynaha isku dhaceen.
Shilka Gaari ee dhimashada iyo dhaawaxa sababay ayaa waxaa uu ka dhacay Xaafadda Galjanno ee Magaalada Hargeysa.
Dadka dhaawacmay ayaa loo qaaday isbitaalka weyn ee Hargeysa halkaas oo lagu dabiibayo,ilaa hadda lama xaqiijin waxa sababay isku dhaca Gaadiidkaas.
Goobjoogayaal ayaa u sheegay Idaacadda Mustaqbal in Gaadiidka shilka ku lugta leh ay gaarayaan ilaa afar Gaari oo kuwa ay dadka raacaan ah.
