Cristiano Ronaldo oo James Rodriguez ku qal-qaalinaya in uu kuso biro Juventus.

Kabtanka xulka Portugal Cristiano Ronaldo ayaa lagu soo waramayaa inuu isku dayayo in James Rodriguez uu keeno kooxda Juventus.

James ayaa si rasmi ah uga tirsan kooxda Real Madrid balse labo xili ciyaareed waxaa uu ku qaadanayaa kooxda Bayer Munich.

27 jirkaan ayaa aad loola xiririyay kooxda Arsenal intii uu furnaa suuqa janaayo.

Rogriguez iyo Ronaldo ayaa xili qurux badan kuso qaatay kooxda Real Madrid ka hor inta aysan ku kala biirin kooxaha Bayer Munich iyo Juventus.

Mustaqbalsp Mustaqbalsp

Read Previous

Real Madrid oo ku kalsoon inay £ 100m kula soo wareegto Eden Hazard.

Read Next

Waare: “AMISOM waan ku qancin weynay in ciidanka Burundi aysan ka bixin Hirshabeelle”