Kenya oo kordhinaysa Ciidamada ka jooga deegaannada xiga Soomaaliya
Kooxda reer Englan ee Chelsea ayaa lagu soo waramayaa in ay ku raad joogto daafaca kooxda Bayer Munich iyo xulka Germany Mats Hummels.
Hummles ayaa ka mid ah daafacyada ugu qibrada badan caalamka waana xidig aad looga doonayo suuqa kala iibsiga ciyaartoyda.
Wargeyska The Bild ee kasoo baxa dalka Germany ayaa ku waramaya in kooxda Chelsea wakiilo ka socda ay soo gaareen magaalada Munich si ay ula kulmaan wakiilka xidiga reer Germany.
Qandaraaska daafacaan uu kula jiro Bayer Munich ayaa ku eg sanadka 2022.
