Arsenal oo kuso biirtay dagaalka loogu jiro saxiixa xidig Lille ka tirsan, Waa kuma?

Kooxda Arsenal ayaa kuso biirtay loo lanka loogu jiro saxiixo laacibka kooxda Lille ee Pepe oo xili hore lala xiririyay United.

Tababare Unai Emery ayaa  isha ku haya xaalada xidiga isagoona doonaya inuu laso wareego bisha janaayo marka uu furmo suuqa.

Wargeyska The Mirror ayaa baahiyay in Arsenal ay wakiilo u dirtay wakiilka laacibkaas da’da yare e kooxda Lille.

23 jirkaan ayaa dhaliyay 17 gool 42 kulan oo uu u saftay kooxda Lille xilli ciyaareedkan waxaana suura gal ah in uu kuso biro Arsenal.

Mustaqbalsp Mustaqbalsp

Read Previous

HORDHACA:Napoli vs Liverpool+Xaqiiqooyinka Kulanka.

Read Next

Shaqaalihii hagayay diyaaradaha Garoonka Muqdisho oo la beddelay