AC Milan Oo dib uso celisay xiisaha ay u qabto Marouane Fellaini.

Kooxda AC Milan ayaa lagu soo waramayaa inay dib uso celisay xiisaheeda ku aadan xidiga kooxda Man United ee Maroune Fellani.

Wakiilo ka socda kooxda  Milan ayaa u duulay magaalada Manchester si ay ula kulmaan  wakiilka xidiga oo looga dhaadhiciyo in uu xidiga ku biro Milan.

Fellaini ayaa dhawaan sheegay in uu ka tagi doono kooxda Man United oo uu ku sugnaa sanadihii dambe waxaa uuna diirada u saarnaa kooxo dhowr ah oo ay ka mid tahay Milan iyo Monaco.

Fellaini ayaa dhaliyay labo gool 21 kulan oo uu u saftay United tartamada oo dhan xilli ciyaareedkan.

Mustaqbalsp Mustaqbalsp

Read Previous

Real Madrid oo isha ku heysa saxiixa Paulo Dybala.

Read Next

Deni oo joojiyay siyaasadaha canshuur dhimista iyo canshuur dhaafka