Kenya oo kordhinaysa Ciidamada ka jooga deegaannada xiga Soomaaliya
Golaha aqalka sare ee Soomaaliya ayaa ka hadlay sababta ay uga baaqdeen ka qeybgalka kulanka furitaanka kalfdhiga 4aad ee labada aqal oo maanta ka dhacay Muqdisho.
Kulan ay yeesheen Guddiga joogtada ah ee Golaha Aqalka sare ayey ku sheegeen sababta ay uga baaqdeen kulanka arrimo amni iyo farsamo.
Waxaa ay sheegeen in ay dib ka soo sheegi doonaan,arrimaha kale ee dheeraadka ah,iyaga oo sheegay in ay dib ka soo sheegi doonaan waqtiga uu furmayo kalfadhiga 4aad ee ee Golaha aqalka sare.

