Ciyaar xiiso badneed oo xalay dhaxmartay xulalka Spain iyo Egnlan ayaa kusoo dhamaatay 2-1 oo lagu suuldaaray xulka Englan.
Goolka waxaa la hormartay xulka Englan waxaana daqiiqadii 11 u saxiixay Marcus Rashford Isla qeybtii hore waxaa goolka barbaraha Spain u keenay Saul Niguez inta aanan lakala marin qeybta hore waxaa guulka guusha u keenay Spain xidiga Rodrigo.
Ugu dambeyn ciyaarta waxey kuso dhamaatay 2-1 oo lagu xasuuqay xulka awooda isbidayay ee Englan.
