Lionel Messi oo Taariikh cusub ka sameeyay Barcelona.

Kooxda Barcelona ayaa dhigtay rikoodh cajiib h kadib guushii 3/0 ahayd ee ay ka gaadhay kooxda Deportivo Alaves kulan ka tirsanaa horyaalka La Liga kulankoodii ugu horeeyay.

Goolal ay dhaliyeen Lionel Messi (2) Iyo Philippe Coutinho ayaa Barcelona ka caawiyay in ay ku bilowdaan si qurux badan difaacashada horyaalka La Liga.

Lionel Messi ayaan waligii ka daalayn in uu taariikh u sameeyo kooxda Barcelona kadib markii uu dhaliyay goolkii 6,000-aad ee taariikhda Barcelona ee horyaalka La Liga.

Xiddiga reer Argentine ee Lionel Mess ayaa sidoo kale dhaliyay dhaliyay goolkiisii 5,000-aad ee taariikhda La Liga ee kooxda Barcelona

Mustaqbalsp Mustaqbalsp

Read Previous

Hordhca: Real Madrid Vs Getafe iyo wax walba oo aad ugu baahantahay Kulankan.

Read Next

Rio Ferdinand oo weerar ku qaaday Arsenal kadib guuldaradii Chelsea.