5 xisbsi oo Walaac kamuujiyey War-murtiyeedka kasoo baxay shirka dib u heshiinta Galmudug

Xibsiyada siyaasadda ee UPD, Wadajir, Ilays, Horu socodQaran & Xisbiga Nabadda ayaa welwel ka muujiyey habka uu u dhignaa War-murtiyeed kakooban 3 bog kaas oo 16-Sep-2019 kasoo baxay shirkhabka dib u heshiinta Galmudugm xisbiyada waxa ay si aad ah u saluugeen qodobada kujiray War-muriyeedkaas.

Halkan ka aqri war-murtiyeedka xisbiyada

Warmurtiyeed xisbiyada qaran (GALMUDUG) 2

Madaxweyne Farmaajo oo kaqaybgalay munaasabadda xiritaanka ayaa sheegay in Odayaasha dhaqanka ay saaran tahay in ay kaalin wanaagsan ka qaataan wejiga 2aad ee shirka iyo dhismaha Galmudug.

Madaxweyne Xaaf, Sheekh SHaakir madaxa xukuumadda Galmudug, guddiga shirka, xildhibaano iyo Wasiiro heer federaal iyo heer dowlad-goboleedka iyo ergada beelaha Galmudg ayaa kawada qaybgalay munaasabadda xiritaanka Shirka dib u heshiinta Galmudug

Halkan ka aqri war-murtiyeedka Shirka dib u heshiinta Galmudug

War-Murtiyeedka Shirka Dib-u-heshiisiinta Galmudug

Hadalka Madaxweyne Farmaajo & xubno kale ee xiritaankii shirka Galmudug

General Editor

Read Previous

Dowladda Somaliya oo sheegtay in hoggaamiyayaal ka tirsanaa Shabaab ku dishay Hiiraan

Read Next

Ambassador Ali Sharif Ahmed presented his credentials to president Donald Trump