Man United oo isha ku heysa daafaca Barcelona Samuel Umtiti.

Kooxda Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay si xoogan u dooneyso daafaca kooxda Barcelona iyo xulka France Umtiti.

United-ka ayaa xidigan dalabyo kala duwan kaso gudbisay suuqii janaayo balse dalabyadaas ma noqon mid lagu guuleysta oo markale ayeey dib uso celiyeen xiisaha xidigan.

Lkn waxey loo lan adag kala kulmi doontaa dhigooda Man City oo iyana ku raad joogta adega xidiga reer France.

Wargeyska Marca ayaa ku waramaya in United-ka ay miiska Barcelona u saartaya aduun dhan 60-milyan oo Ginni si ay u helaan xidiga France kula guuleystay Koobkii aduunka.

Mustaqbalsp Mustaqbalsp

Read Previous

Facebook oo tirtay 1.5Milyan oo muqaalka weerarkii Masaajidda New Zealand ah

Read Next

Real Madrid oo £200m ku dooneysa Christian Eriksen.