Turkiga iyo Ciraaq oo kala saxiixday heshiis cusub oo ku saabsan Dhuumaha Saliidda
Xidiga kooxda Chelsea Matteo Kovacic ayaa lagu soo waramayaa inuu doonayo inuu si joogo kooxdiisa xagaagan.
Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Croatia ayaa 34 kulan u saftay Blues xilli ciyaareedkan, waxaana uu ciyaaray dhamaan seddex ka mid ah kulamada Premier League ee xilli ciyaareedkaan.
Wargeyska The Sun ayaa ku waramaya in Kovacic uu si cad u sheegay in uu wali doonayo kasii ciyaarista kooxda Chelsea.
Kovacic ayaa Chelsea kaga soo biiray Real Madrid xilli ciyaareedkii 2018-19, kadib markii uu ku dhibtooday inuu boos joogta ah ka helo Bernabeu.
