Turkiga iyo Ciraaq oo kala saxiixday heshiis cusub oo ku saabsan Dhuumaha Saliidda
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku goodiyay in uu ku dhawaaqayo xaalada deg deg ah oo uu dalkaasi galayo.
Taladaan ayuu Madaxweyne Tramp ku doonayaa in ay u fududayso in uu helo dhaqaale lagu diso karo derbi u dhexeeya wadama Mareykanka iyo Mixico iyada oo xitaa wali aanan aqalka Kongareeska oo dimuquraadiyuuntu ku badanyihiin aysan ansixin Misaaniyadaan.
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa horey ugu guul dareystay in uu helo 5.7 bilyan oo doolar oo uu dalbaday .
Isku daygii Trump iyo murankii markaas ka dhashey ayaa sababay in uu hakad galo howlaha Xukumada Washington.
