Turkiga iyo Ciraaq oo kala saxiixday heshiis cusub oo ku saabsan Dhuumaha Saliidda
Dowladda Mareykanka ayaa si rasmi ah u joojisay ka hadalka khasaaraha iyo waxyeellada ay geystaan duqeynta ay ka fuliyaan Soomaaliya.
Howlgalka Mareykanka ee Africom ayaa u sheegay Warbaahinta in hadda kaddib faah faahinta howlgladaas ay bixin doonto dowladda Soomaaliya oo Kali ah.
Labadii maalmood ee LA soo dhaafay Mareykanka ayaa weerarro ka fuliyay duqeyn kamana hadlin khasaaraha ka dhashay.
Weerarradaas midkood waxaa uu ka dhacay agagaarka Degmada Jilib ee Jubada dhexe.
