Soomaaliya oo taageertay midnimada Yemen iyo amniga marin-biyoodka Gacanka Cadmeed
Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa howlgallo ka dhan ah AS kawada Gobolka Shabeelaha Dhexe ee Dowlad-Goboleedka HirShabeelle, waxaana ay beegsanayaan deegaanno muhiim u ah howlgalladooda sida ay Mustaqbal u sheegeen ilo amni.
Saraakiil katirsan Ciidanka Xoogga Dalka ayaa sheegay in AS ay isaga baxeen deegaanno katirsan Gobolka Shabeelaha Dhexe kaddib markii ay culays militari ay saareen, waxa ay intaas ku dareen in ay ciidamadu si buuxda u qabsan doonnaan deegaannadaas.
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa muddooyinkii dambe waxa ay ciidamo dheeraad ah gaysay deegaanno katirsan Maamullada Koofur Galbeed, HirShabeelle iyo Galmudug si ay u xoojiyaan howlgallada ka dhanka ah AS
La soco wixii kasoo kordha
Mustaqbal
