Dagaalka u dhaxeeya Ciidanka Federaalka Itoobiya & kuwa TPLF oo sii xooggaystay
Ugu yaraan sagaal qof ayaa ku naf waayay, in ka badan 118 kalena waa ay ku dhaawacmeen kadib markii diyaaradaha dagaalka Israa’iil ay duqeymo ka fuliyeen magaalada caasimadda ah ee Sanca iyo gobolka al-Jawf, sida ay shaacisay Wasaaradda Caafimaadka Yemen.
Wasaaradda ayaa sheegtay in lacaga cabsi qabo koror ku yimaada tirada dhimashada iyo dhaawaca ee duqeymaha Israa’iil.
Duqeymahan ayaa dhacay maalin kadib markii Israel ay bartilmaameedsatay hogaamiyeyaal ka tirsan Xamaas oo ku sugnaa caasimadda Qatar ee Doha, taas oo si weyn uga careysiisay caalamka Carabta.
Illaa iyo hadda, lama hayo faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan khasaaraha dhabta ah ee soo gaaray shacabka iyo burburka ka dhashay weerarrada.
Mustaqbal
