Turkiga iyo Ciraaq oo kala saxiixday heshiis cusub oo ku saabsan Dhuumaha Saliidda
Madaxweynaha mudo xileedkiisu sii dhamaayo ee dalka Dalka Algeriya ayaa ku dhawaaqay in uu yahey Musharax u taagan Madaxtinimada markii 5 aad ee uu doonayo in uu sii hugaamiyo.
Madaxweyne Aljeria Cabdicasiis Bouteflika oo ah 81 sano jir ayaa sheegey in uu doonayo in sii hugaamiya wadalkaas oo 4 tii doorasho ee igu dambeysay uu soo baxay,hadana uu doonay in u tartamo doorshada wadankaasi oo dhici doonta sanadkaan 2019 bartamihiisa.

Iyadoo laga jawaabay dhammaan codsiyada iyo baaqyada, waxaan caddeynayaa in aan ahay Musharaxa doorashada Madaxweynaha”ayuu yiri Bouteflika
Cabdicasiis oo dalkaa hugaaminaayay tan iyo 1991 ayaa laga dayrinayaa xaaladiis caafmaad oo dhaqaatiir wadankaasi in mudaa la tacaalayeen xaaladiisa Caafmaad.
