8; Musharrax oo codsaday in dib loo dhigo doorashada Koofur Galbeed.

Musharrixiinta u tartamaya doorashada Madaxweynaha Koofur Galbeed Soomaaliya qaarkood ayaa codsaday in dib loo dhgo doorashadaas.

Xubnahan musharrixiinta oo la baxay Golaha Isbeddel doonka Koofur Galbeed ayaa kulan ay ku yeesheen Baydhaba ku sheegay in ay doonayaan in Doorashada dib loo dhigo.

Dowladda Federaalka ah ayey sheegeen in doorkeeda uu yahay korjoogteyn kali ah,waxaa ay Beesha Caalamka ka codsadeen in dorashadaas dib loo dhigo,maaddaama loo baahanyahay jawi deggan oo doorashada ay ku dhacdo.

Waxaa ay ku doodeen in Waqtiga shaqada Guddiga doorashada Koofur Galbeed uu hakad galay sidaas darteedna ay muhiim tahay in la xalliyo.

https://scontent-lhr3-1.xx.fbcdn.net/v/t1.15752-9/

 

Magacyada Musharrixiinta dalbaday in doorashada dib loo dhigo ayaa kala ah;

https://scontent-lhr3-1.xx.fbcdn.net/v/t1.15752-9/

Mustaqbal media

Read Previous

AMISOM said will Investigate Civilian deaths in Mogadishu

Read Next

Lataliyaha amniga ee madaxweyne Farmaajo: UNSOM Ha faragashan arrimaha gudaha ee Soomalaiya!