Dowladda Sweden oo sheegtay in qeyb ka qaadaneyso Cariyeynta Xabsiyada Soomaaliya
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa gaaray Degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud Dowlad-Goboleedka Galmudug.

Kormeerka Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka ayaa daba socda guluf colaad oo ka dhan ah ‘AS’ oo ka socda deegaanno katirsan Dowlad-Goboleedka Galmudug sida ay xaqiijiyeen mas’uuliyiin kala duwan.

Kulamo ayay la yeesheen saraakiisha ciidamada Federaalka iyo kuwa deegaanka iyaga oo kawada hadlay adkaynta amniga, diyaarinta howlgallada ka dhanka ah ‘AS’ & baahiyaha ka jira deegaannada hoostaga Degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud.

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa 1dii Bishaan sheegay in Dowladdu ay dejisay qorshe cusub oo ka dhan ah ‘AS’ kana xooggan howlgalladii hore isaga oo shaaciyay in Shacabka Soomaaliyeed loosoo bandhigi doonno.
Mustaqbal
