Trump oo miisaaniyad u raadinaya dhismaha Darbiga u dhexeeya Mareykanka iyo Mixico.

Donald Trump

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku goodiyay in uu ku dhawaaqayo xaalada deg deg ah oo uu dalkaasi galayo.

Taladaan ayuu Madaxweyne Tramp ku doonayaa in ay u fududayso in uu helo dhaqaale lagu diso karo derbi u dhexeeya wadama Mareykanka iyo Mixico  iyada oo xitaa wali aanan aqalka Kongareeska oo dimuquraadiyuuntu ku badanyihiin  aysan ansixin Misaaniyadaan.

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa horey ugu guul dareystay in uu helo 5.7 bilyan oo doolar oo uu dalbaday .

Isku daygii Trump iyo murankii markaas ka dhashey ayaa sababay in uu hakad galo howlaha Xukumada Washington.

Mustaqbal media

Read Previous

Faahfaahin: dab xalay ka kacay Koofurta magaalada Gaalkacyo.

Read Next

Maamulka Sh/hoose oo beeniyay in la weeraray Saldhiga Balidoogle.