Ronaldinho:”John Terry waa mid ka mid ah daafacyadii iigu adkaa aan ka hor tago”

Halyeeygii hore ee kooxaha PSG, Barcelona ,AC Milan iyo xulka Prazil Ronaldiinho ayaa ka hadlay waxa uu ku xasuusto John Terry oo dhawaan ka fariistay ciyaaraha.

Ronaldiinho oo wareysi siiyay Tv laga leeyahay dalka Prazil ayaa ka shekeeyay waxa dhaxmaray isaga iyo Terry wuxuuna yiri”

“Xaqiiqdii Terry waa daafaca ugu fiicab Aduunka waxana ku xasuustaa waayihii aan ku kulmi jirnay Champins League-ga waana mid ka mid ah daafacyadii igu adkaa aan ka hor tago” ayuu yiri  Ronaldiinho wareysi dheer siiyay Tv laga leeyahay  dalka Praziil.

Mustaqbalsp Mustaqbalsp

Read Previous

Isco iyo Marcelo oo dib ugu soo laabtay tababarka kooxdooda.

Read Next

Wareysi: Meelaha ay ku dhufaneyso Duufaanta Axada ku soo wajahan Somaliya.