Shiinaha oo sheegay inuu garab taagan yahay ilaalinta Midnimada iyo Madaxbannaanid Soomaaliya
Qaramada Midoobey ayaa ku dhawaaqday in ay dhinaceeda adkeyneyso xiriirka soo hagaagaya ee kala dhaxeeya Soomaaliya.
Eregyga Xaghayaha guud u qaabilsan Afrika qeybteeda Siyaasadda iyo nabad dhisidda Bintou Keita, oo shan maalmood oo booqasho ah ku joogtay Soomaaliya ayaa sheegtay in madaxada dowladda iyo dowlad goboleedyada kala hadashay xiriirka labada dhinac.
Waxaa kale oo ay sheegtay in ay kala hadashay hanaanka qeybgalka doorashada ee Haweenka, dhaqaalaha iyo sidii loo adkeyn lahaa nabadda.
Bintou Keita, ayaa rajo wanaagsan ka muujisay dadaalka dowladda Federaalka ah ay ugu jirto in laga cafiyo deymaha lagu leeyahay.
Qoondada siyaasadda ee Haweenka oo ah 30% ayey doorashadii 2016 iyo 2017 ka heleen cel celis ahaan 14%,waxaana saamiga ugu badan ay ka haleen golayaasha shacabka iyo aqalka sare ee dalka.
