NISA oo sheegtay in ay Muqdisho ku qabatay Sarkaal ka tirsan Daacish

Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee NISA,ayaa waxaa ay sheegtay in ay gacanta ku dhigtay sarkaal ka tirsan Ururka Daacish.

Qoraal kooban oo ay NISA ku qortay Boggeeda Twitter-ka ay ku sheegtay in Ninkaasi lagu qabtay howlgal ay xalay ka sameeysay Magaalada Muqdisho.

Ninkan ayaa lagu sheegay in uu Daacish u kala gudbinayay dhaqaalaha sida ay sheegtay hay’adda NISA.

https://scontent-lhr3-1.xx.fbcdn.net/v/t1.15752-9/

Mustaqbal media

Read Previous

Andreas Christensen oo ka hadlay Xirirka kala dhaxeeyo Sari.

Read Next

waxaa sii kordhaya qasaaraha ka dhashey dab ku socda Califronia