Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo soo saaray Shuruudaha iyo Jadwalka Doorashada
Kaddib kulankii Golaha Shacabka ee Isniintii shalay ayaa gabar ay wada dhasheen xildhibaan Muna Khaliif Muna K waxa ay u gacan qaadday xildhibaan Luul Cabdi Aadan oo iyaduna katirsan golaha shacabka.
Booliiska ayaa xiray gabadha u gacan qaadday xildhibaan Luul Cabdi Aadan, balse waxa lagu soo daayey dammaanad.
Gabadha u gacan qaadday xildhibaanadda oo bannaanka kujoogtay dammaanad ayaa xildhibaan Muna Khaliif Muna Key waxa ay u wada safrayeen Baydhaba balse Booliiska ayaa joojiyey safarka gabadha loo haystay gacan qaadka iyada oo joojintaasina ay ka carootay xildhibaan Muna Khaliif.
Xildhibaan Muna Khaliif Muna Key ayaa muuqaal ay faafisay waxa ay kusheegtay in loo diiday in ay u dhoofto Baydhaba
