Mesut Ozil oo Arsenal ka tagi kara bisha janaayo, Yuu ku biirayaa?

Laacibka dhawaan ka fariistay ciyaaraha caalamiga ah ee Ozil ayaa laga yaabaa inuu isaga tago Arsenal bisha janaayo marka uu furmo suuqa.

Xidigan ayeey dhawaan isku dhaceen tabaraha dhawaan qabtay shaqada Arsenal ee Emry isagoona qorsheynaya inuu kooxda ka tago janaayo.

Kooxda reer Turky ee Fenerbahce ayaa dalab kaso gudbisay laacibkan waxaana suura gal ah inuu ku biro bisha janaayo.

Mustaqbalsp Mustaqbalsp

Read Previous

Golaha Wasiirrada Puntland oo ka shiraya go’aanka shirkii Kismaayo

Read Next

Atletico Madrid oo ku raad joogta Hirving Lozano.