Manchester United oo isha ku heysa daafaca Kostas Manolas.

Kooxda Man United ayaa ku raad joogta saxiixa xidiga kooxda Roma ee Kostas Manolas.

Wargeyska Totosports ayaa ku waramaya in kooxda United ay isha ku heyso adeega laacibka Roma ee Manolas.

Tababaraha kooxda United Jose Mourinho ayaa ku fikiraya in uu kooxdiisa keeno bisha janaayo marka uu suuqa furmo.

Mustaqbalsp Mustaqbalsp

Read Previous

Mourinho:”Marnaba ma iibin doonno Alexis Sanchez“

Read Next

PSG oo £ 75m ku dooneysa laacib da’yar .