Sheekh Xasiina oo ku dhawaaqday inay ku laabanayso Bangladesh inkastoo dil lagu xukumay
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa dhawaan u safray dalka Jabbuuti, halkaasi oo uu kaga qeyb galayo xuska 25 sano guurada shirkii Carta.
Madaxweynaha ayaa waxaa safarka ku wehliya Wasiiro, Xildhibaanno iyo saraakiil ka tirsan Madaxtooyadda Soomaaliya.
Hore waxaa Jabbuuti ugu sugnaa Madax kala duwan oo ka tirsan Dowladda Soomaaliya iyo bulshada rayidka.
Magaalada Carta ayaa lagu soo bandhigi doona taariikhda shirkaasi iyo guulaha laga gaarey dowladnimada Soomaaliya.
Wixii warar ah ee ka soo kordha halkaan kala soco
Mustaqbal
