Baarlamaanka Waqooyi Bari oo ansixiyay qaraar ka dhan ah Maamulka Waqooyi Galbeed
Madaxweynaha Kuuriyada Waqooyi, Kim Jong Un ayaa maanta markale loo doortay in uu noqdo xoghayaha guud ee Xisbul-xaakimka talada haya ee shaqaalaha Kuuriya (WPK), waxa ay tani ka dhigaysaa in uu waqti dheeraad ah uu sii hoggaamin doonno Xisbigaas.
Kim Jong Un oo xilka haya tan iyo sanadkii 2011 oo laga joogo waqtigii uu dhintay Aabihiis waxa uu sanadihii lasoo dhaafay dabciyay go’aannadii adkaa ee muddo kusoo maamulayay Dalkiisa, waxa uu bannaanka soo dhigayay dhacdooyin aan looga baran.
Hoggaamiyaan fahamsan in uu yahay kaligii taliye ayaa muddooyinkii dambe billaabay soo bandhigista qaladaadka ka dhacay Dowladdiisa marka muddo la joogo iyada oo fagaaraha hadalkana dadka ugu jeediya hadallo qosol ku dheehan.
Waxaa intaas dheer in bilihii u dambeeyay in uu kordhiyay fagaare istaagga isaga oo dhowr jeer kasoo muuqday xaflado abaalmarin, kulamo xisbigiisa ah, tijaabinta hub cusub iyo kormeerka meelaha qaar sida xarumaha muhiimka ah.
Mustaqbal
