Laurent Koscielny oo ku dhawaaqay inuu ka tago Arsenal bisha janaayo.

Wakiilka Laurent Koscielny ayaa sheegtay in xidiga uu go’aan kagaaray mustaqbalkiisa Arsenal.

Koscielny ayaa dalabyo kala duwan ka helay kooxo dhowr ah oo ay ka midyihiin  Marseille iyo Monaco waxaana suuragal ah inuu halkaa qabto.

32 jirkaan ayaa weli ah ciyaaryahan Arsenal ah, inkastoo uu dhaawac muddo dheer ku maqnaa dhamaadkii 2017-18 taasoo ka dhigtay inuu ka maqnaado Koobka Adduunka iyo qeybtii hore ee xilli ciyaareedkaan.

Mustaqbalsp Mustaqbalsp

Read Previous

Madaxda Itoobiya,Eritrea iyo Soomaaliya oo maanta shir ku leh Asmara.

Read Next

Askar ka careysan shaqo ka eryiddooda oo weeraray saldhigga Garowe