Aljeeriya oo dib u furanaysa Safaaradeedii Muqdisho ka dib muddo 40 sano ah
Xildhibaannada Golaha shacabka Soomaaliya ayaa maanta yeelanaya kulan ka mid ah kulamada caadiga ah ee Golaha.
Kulanka maanta ayaa ku saabsan sii wadidda ka doodista xeer hoosaadka Golaha Shacabka Soomaaliya,kaas oo maalmihii la soo dhaafay laga doodayay.
Golaha ayaa kalfdhiga 4aad ku billaabay ka doodista amaanka iyo dib u eegista Xeerhoosaadkooda.
