Ciidamada Dowladda oo la wareegay Deegaanka Masaajid Cali Gaduud

Wararka ka imaanaya Masaajid Cali Gaduud ayaa sheegaya in ay Ciidamada Dowladda oo kaashanaya dadka deegaanka in ay la wareegeen  magaalada Masaajid Cali Gaduud ee gobolka Shabeellaha Dhexe.

Wararka ayaa intaas ku daraya in dagaal xooggan oo u dhaxeeya labada dhinac uu ka ka dhacay gudaha Masaajid Cali Gaduud iyo deegaannada hoos yimaada, waxaana ka dhashay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Sidoo kale, waxaa jira duqeymo laga maqlay hareeraha deegaannada hoos yimaada magaalada Masaajid Cali Gaduud ee gobolka Shabeellada Dhexe.

Wixii warar ah ee ka soo kordha halkaan kala soco.

Mustaqbal

MM Staff

Read Previous

Madaxweynaha Soomaaliya oo waqti la qaatay Agoonta ay dhaleen Askarta & Saraakiisha ku dhimatay howlgallada ka dhanka ah AS  

Read Next

Shabeelaha Hoose oo lagu diyaariyay Macawiisley weerarta AS