Xisbiga Awoodda Shacabka oo isaga baxay Midowga Haybad Qaran
Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed, Gudoomiyaha maxkamada sare ee dalka ayaa magacaabay Gudoomiyayaasha qaar kamid ah maxkamadaha degmooyinka Gobolka Banaadir iyo sidoo kale garsoorayaal.
Wareegto ka soo baxday xafiiskiisa, ayaa lagu magacaabay garsoorayaasha Maxkamadaha Racfaanka gobolka Banaadir iyo Maxkamada Gobolka Banaadir.
Garyaqaan baashe Yuusuf Axmed, waxa uu sidoo kale Maxamuud Xuseen Jimcaale u magacaabay gudoomiyaha Maxkamada Degmada Dharkiinleey, halka Maxamed C/llaahi Yuusuf loo magacaabay inuu noqdo Gudoomiyaha Maxkamada degmada Xamarweyne.
Halkan Aqriso Magacaabitsa Gudoomiyaha Maxkamada sare ee dalka:


