Aljeeriya oo dib u furanaysa Safaaradeedii Muqdisho ka dib muddo 40 sano ah
Baarlamaanka Dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya ayaa meel mariyay Golaha Wasiirrada ee uu dhawaan magacaabay madaxweynaha cusub ee degaankaas Musfate Maxamed Cumar.
Golaha Wasiirrada iyo Maareeyayaal ka mid ah kuwa la magacaabay dhawaan,waxaana ay heleen codka Baarlamaanka dowlad degaanka.
Xubnaha maanta helay Kalsoonida Baarlamaanka waxaa ay kala yihiin,
1 Madaxweynaha DDSI Mustafe Muxumed Cumar
2 Madaxweyne Ku xigeen Aadan Faarax Ibrahim
3 Wasiirka Biyaha Bashiir Shaafi
4 Wasiirka Maaliyadda Bashiir Dubbad
5 Wasiirka Madaxtooyada Xasan Dhaadhi.
6 Wasiirka Waxbarashada C/laahi Maxamed Muuse
7 Wasiirka Caafimaadka Dr Yusuf Maxamed
8 Wasiirka Beeraha C/qaadir iimaan
9 Wasiirka Howlaha Guud C/fataax Sheekh Biixi
10 Wasiirka Ganacsiga C/raxmaan Axmed Xasan
11 Wasiirka Ka hortagga Masiibooyinka Maxamed Cabdi
12 Wasiirka Qurbajoogta Xabiib Xaaji
13 Wasiirka Xeer-ilaalinta C/wali Jaamac Ibrahim
14 Wasiirka Xoolo Dhaqatada Eng Maxamed Shaale Isaaq
15 Wasiirka Cadaaladda Mubaarak Sheekh Cumar
16 Wasiirka Shaqada Iyo Shaqaalaha Xasan Aadan
17 Wasiirka Haweenka Ayaan Cabdi Shukri
18 Wasiirka Warfaafinta Guuled Aw Cali
19 Wasiirka Dhalinyarada Xasan Faarax Cali
20 Wasiirka Dooxooyinka Axmed Deeq Maxamed
21 Wasiirka Sayniska Axmed Naaji
22 Wasiirka Dhaqanka, Dalxiiska Ilyaas Abiib
23 Maareeyaha Xafiiska xirfadaha iyo tababarrada
24 Maareeyaha Macdanta, Tamarta Mudane Lade C/wali
25 Maareeyaha Wakaalada, Jidadka Sacaada Giire
26 Maareeyaha Wakaalada, Dakhliga Mudane C/laahi Cabdi
