Sheekh Xasiina oo ku dhawaaqday inay ku laabanayso Bangladesh inkastoo dil lagu xukumay
Wararka ka imaanaya Masaajid Cali Gaduud ayaa sheegaya in ay Ciidamada Dowladda oo kaashanaya dadka deegaanka in ay la wareegeen magaalada Masaajid Cali Gaduud ee gobolka Shabeellaha Dhexe.
Wararka ayaa intaas ku daraya in dagaal xooggan oo u dhaxeeya labada dhinac uu ka ka dhacay gudaha Masaajid Cali Gaduud iyo deegaannada hoos yimaada, waxaana ka dhashay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.
Sidoo kale, waxaa jira duqeymo laga maqlay hareeraha deegaannada hoos yimaada magaalada Masaajid Cali Gaduud ee gobolka Shabeellada Dhexe.
Wixii warar ah ee ka soo kordha halkaan kala soco.
Mustaqbal
