Denmark oo AUSSOM u ballanqqaday in ay ku garabsiinayso Howlgalkooda Soomaaliya
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa Uganda ku tagey casuumaad uu ka helay dhigiisa Uganda, Yuweri Musevani, si ay uga wada hadlaan xiriirka labada dal.
War-murtiyeed ka soo baxay kulanka labada Madaxweyne ayaa waxaa ugu muhiimsan qoddobadan
1.Waxaa la boggaadiyay tillaabada ay Ciidamada Xoogga Dalka kula wareegayaan mas’uuliyadda Amniga Dalka.
2. Waxaa lagu ballamay in la xoojiyo dagaalka AS, isla markaasna ay ka wada qeyb qaataan dalalka ay Ciidamadooda ku sugan yihiin Soomaaliya, iyadoo la raadinayo maalgalin.
3. Waxaa la booriyay in heshiis ay gaaraan Dowladda Federaalka Dowlad Goboleedyada, iyo saamilleyda Siyaasadda.
4. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa Muqdisho ku casuumay dhigiisa Uganda, isagoo aqbalay
Hoos ka akhriso War-murtiyeedka

Mustaqbal
