Ukraine oo sheegtay in Markab uu leeyahay Ruushka ay ku quusisay Xeebaha Liibiya
Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa magacaabay Golahiisa Wasiirrada, kuwaas oo ka kooban 24 Wasiir.
Xubnahan Golaha Wasiirada ayaa waxaa ka soo muuqday kuwo xilal uga hayay maamulkii Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor, sida Wasiirka Maaliyadda.
Hoos ka akhriso Liiska Golaha Wasiirada Galmudug


M
