Masar oo sheegtay in ay Soomaaliya ka taageerayso dagaalka AS
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cali Yuusuf Xoosh, ayaa sheegay in qaadashada Kaarka Aqoonsiga Qaranka gudaha dalka ay tahay lacag la’aan.
Wasiirka ayaa sheegay in adeegga aqoonsiga qaranka uu yahay mid loo siman yahay dhammaan bulshada Soomaaliyeed, isaga oo xusay in qof kasta oo gudaha dalka jooga uu xaq u leeyahay inuu helo Kaarka Aqoonsiga Qaranka isaga oo aan wax lacag ah laga qaadin.
“Qaadashada Aqoonsiga Kaarka Qaranka ee gudaha dalka waa lacag la’aan, dhammaan bulshada waa in ay heshaa,” ayuu yiri Wasiir Cali Yuusuf Xoosh.
Hadalkan ayaa ku soo beegmaya xilli dowladda Federaalka Soomaaliya ay sanadihii la soo dhaafay diyaarineysay qorsheyaal ay ku dooneyso in aysan
Mustaqbal
