Guddiga Qaran ee Doorashooyinka oo shaaciyay Jadwalka Doorashada Hirshabeelle

 Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa maanta si rasmi ah u soo saaray jadwalka guud ee hawlaha doorashooyinka isku sidkan ee Golaha Deegaanka iyo Golaha Wakiillada ee Dowlad-Goboleedka Hirshabelle.

Jadwalkan ayaa qeexaya muddada ay bilaabanayaan iyo marka ay dhammaanayaan hawlaha kala duwan ee doorashada. Sida ku cad jadwalka, doorashada ayaa si rasmi ah u dhici doonta 20-ka bisha August.

Hoos ka akhriso War-saxaafadeed

May be an image of map and text

Mustaqbal

MM Staff

Read Previous

Maxay ka wada hadleen Wasiir Fiqi iyo Madaxa Howlgalka AUSSOM?

Read Next

Iiraan oo Ukraine ugu hanjabtay inay jawaab ka siin doonto Markabka ay ku beegsatay Badda Caspian